Duqa Bosaso iyo Ku xigeenkiisa oo maanta la doortey+SAWIRO 02 Dec 2007 Doorashadii Duqa Degmada ahna Gudoomiyaha Golaha deegaanka iyo Kuxigeenkiisa ayaa maanta si rasmi ah uga dhacdey xarunta dawlada hoose ee magaalada bosaso.DAAWO SAWIRO
Mashruuca Lafagoray 22 Nov 2007 Dadka degan aagga tuulooyinka Baargaal iyo Tooxin ayaa intii muddo ah ka shaqaynayay sidii ay labada tuulo jid isku xiro u samayn lahaayeen
Qarax ka dhacay magaalada muqdisho 21 Nov 2007 Wararka ka imanaaya magaalada muqdisho ayaa ku warramaya in galabnimadii maanta uu qarax ka dhacay isgoyska H/wadaag
Ciidamo hor leh oo Itoobiyaan ah oo magaalada Muqdisho ku soo qulqulaya 03 Nov 2007 Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Itoobiyaan ah ay habeenkii xaley ahaa ka soo ambabaxeen Baydhabo kuwaasi oo la sheegay inay ku sii jeedaan magaalada Muqdisho.